dcsimg

Xamaarato ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Xamaarato (Af-Ingiriis: reptile; Af-Carabi: زواحف) (magaca Sayniska: Reptilia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo leh astaamo ka duwan dhamaan noolaha kale. Xayawaanada xamaaratada ahi waxay ku socdaan boga (laabta); waxaana ka mid ah maska, yaxaaska, diinka iyo kuwo kale oo badan.

Muuqaalka

Sidoo kale fiiri

Tixraac

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha