dcsimg

Galaaciif ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src=
(A) Centrophryne spinulosa, 136 mm SL
(B) Cryptopsaras couesii, 34.5 mm SL
(C) Himantolophus appelii, 124 mm SL
(D) Diceratias trilobus, 86 mm SL
(E) Bufoceratias wedli, 96 mm SL
(F) Bufoceratias shaoi, 101 mm SL
(G) Melanocetus eustalus, 93 mm SL
(H) Lasiognathus amphirhamphus, 157 mm SL
(I) Thaumatichthys binghami, 83 mm SL
(J) Chaenophryne quasiramifera, 157 mm SL.
 src=
Galaaciif leh xariijimo
 src=
hab samayska lafaha kalluunka Galaaciifka, afla hore waxaa ka muuqda ul uu ku wato wax iftiima
Cryptopsaras couesii (triplewart seadevil).png

Galaaciif (Af-Ingiriis: Anglerfishes, Af-Carabi: أبو الشص) waa noocyada ugu waaweyn kaluunka bada, leh madax ballacsan iyo af ballaaran oo leh miciyo dhaadheer, madaxa waxaa ka taagab ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto,[1] [2][3]

Taranka

Galaaciifka ayaa ah kalluun la yaab leh, culamada ayaa ayaa sheegay wax la mida ilaa iyo hada inaysan arag, gaar ahaan kuwooda lab iyagoo markay tarmayaan isku dhajiya mida dhedig dheganaansho uu quudanayo dhiigeeda, dhediga ayaa leh dhirir gaaray labo mitir, iyo culays 45 kg, iyadoo labku mar walba uu ka yaryahay dhediga (100lb)[4][5]

Noocyadiisa

  • Suborder Lophioidei
    • Lophiidae (goosefishes or monkfishes)
  • Suborder Antennarioidei
    • Antennariidae (frogfishes)
    • Tetrabrachiidae (four-armed frogfishes)[6]
    • Brachionichthyidae (handfishes)
    • Lophichthyidae (Boschma's frogfish)[6]
  • Suborder Chaunacoidei
    • Chaunacidae (sea toads)
  • Suborder Ogcocephaloidei
    • Ogcocephalidae (batfishes)
  • Suborder Ceratioidei
    • Centrophrynidae (prickly seadevils)
    • Ceratiidae (warty seadevils)
    • Himantolophidae (footballfishes)
    • Diceratiidae (doublespine seadevils)
    • Melanocetidae (black seadevils)
    • Thaumatichthyidae (wolf-trap seadevils)
    • Oneirodidae (dreamers)
    • Caulophrynidae (fanfin seadevils)
    • Neoceratiidae (needlebeard seadevil)
    • Gigantactinidae (whipnose seadevils)
    • Linophrynidae (leftvent seadevils)
 src=
Galaaciif leh xariijimo

Ugaarsiga iyo Habdhaqanka

kaluunka ayaa ah mid aad u khiyaano badan, Galaaciifka ayaa madaxa waxuu ku wataa ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto, usha ayaa u ek maqaalinta lagu dabto kaluunka, afka hore waxaa ka laalaada wax iftiima taasoo ay ku soo yaacan kaluunka, isagoo ka faaiidaysta oo isla markaasna afka weyn kala qaada isagoo si deg deg leh u nuuga qadar weyn oo biyo ah taasoo u diida kaluunka yaryarka awood ayuga baxsadaan cuf jiidadkaas dhaqsashada leh ama xoog ay uga dabaashaan, ugaarsiga ka dib wuxuu aadaa hoos wuxuuna isku tuuraa carrada, isagoo qaybi muuqto qaybna ku aasa bacaad, waliba dabanaya wixii u soo dhawaada oo kaluun yaryar ah,umud}}

Sawirro muujinaya noocyada oo leeyahay

Tixraac

  1. Froese, Rainer, and Daniel Pauly, eds. (2006).
  2. Pietsch, Theodore W. (25 August 2005). "Dimorphism, parasitism, and sex revisited: modes of reproduction among deep-sea ceratioid anglerfishes (Teleostei: Lophiiformes)". Ichthyological Research. 52 (3): 207–236. doi:10.1007/s10228-005-0286-2.
  3. http://qaamuus.net/jawaabta.php
  4. Miya, M.; T. Pietsch; J. Orr; R. Arnold; T. Satoh; A. Shedlock; H. Ho; M. Shimazaki; M. Yabe (2010). "Evolutionary history of anglerfishes (Teleostei: Lophiiformes): a mitogenomic perspective". BMC Evolutionary Biology. 10: 58. PMC free to read. PMID 20178642. doi:10.1186/1471-2148-10-58.
  5. "Anglerfish". deepseacreatures.org. Retrieved 17 October 2012.
  6. 6.0 6.1 Boschma's frogfish and the four-armed frogfish are included in the Antennariidae in ITIS.

Xiriiriye dibadeed

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Galaaciif: Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src= (A) Centrophryne spinulosa, 136 mm SL
(B) Cryptopsaras couesii, 34.5 mm SL
(C) Himantolophus appelii, 124 mm SL
(D) Diceratias trilobus, 86 mm SL
(E) Bufoceratias wedli, 96 mm SL
(F) Bufoceratias shaoi, 101 mm SL
(G) Melanocetus eustalus, 93 mm SL
(H) Lasiognathus amphirhamphus, 157 mm SL
(I) Thaumatichthys binghami, 83 mm SL
(J) Chaenophryne quasiramifera, 157 mm SL.  src= Galaaciif leh xariijimo  src= hab samayska lafaha kalluunka Galaaciifka, afla hore waxaa ka muuqda ul uu ku wato wax iftiima Cryptopsaras couesii (triplewart seadevil).png

Galaaciif (Af-Ingiriis: Anglerfishes, Af-Carabi: أبو الشص) waa noocyada ugu waaweyn kaluunka bada, leh madax ballacsan iyo af ballaaran oo leh miciyo dhaadheer, madaxa waxaa ka taagab ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto,

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha